Hogaamiye Kooxeedyo Casri ah oo lagu tilmaamay Madaxda maamul goboleedyada

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ku tilmaamay Madaxda maamul goboleedyada dalka Hogaamiyo kooxeedyo Casri ah oon ka amar qaadan Dowlada Dhaxe ee dalka. Waxa uu sheegay Xildhibaanka in Madaxda maamul goboleedyada u dhaqmayaan sida Hogaamiyo kooxeedyada, waxa uuna tilmaamay in uusan jirin xiriir toos ah oo u dhaxeeya dowlada … Continue reading Hogaamiye Kooxeedyo Casri ah oo lagu tilmaamay Madaxda maamul goboleedyada